Barta Twitterka ee Raisul Wasaare Narendra Modi oo la jabsaday, laguna baahiyey..

Barta uu ku leeyahay Twitter Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa la jabsaday. Qoraallo is xig xigay oo lagu soo qoray boggiisa ayaa dadka ku xiran halkaas looga codsanayay inay ka qeyb qaataan barnaamij gargaar ah. Twitter ayaa sheegtay inay ka war heshay dhaqdhaqaaqa ka socday halkaas isla markaana ay qaaday tallaabooyin lagu dhowrayo amniga … Continue reading Barta Twitterka ee Raisul Wasaare Narendra Modi oo la jabsaday, laguna baahiyey..